Doorashada Aqalka sare oo ka bilaabaneysa Baydhabo iyo Madaxweyne Lafta Gareen oo…

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo maalmo badan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa goordhaw dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Lafta Gareen ayaa magaalada Muqdisho u joogay shirar looga arinsanayay sidii doorashada loo bilaabi lahaa, waxa uuna kulamo kala duwan la qaatay Madaxda ugu … Continue reading Doorashada Aqalka sare oo ka bilaabaneysa Baydhabo iyo Madaxweyne Lafta Gareen oo…